Seer
‘Cawdu billoo balooy baydh.’ ‘Bismillaahi “Yaasiin”‘. Botorkiyo ciyaartoo Sidaa lagu bilaaboo, Anna biito-biitiyo Bille-jire ku dheelaan Beri hore garaadsaday. Dadka waxan ka bawsaday: ‘Dhool bari ka hirey baa Dhaanka loo bariiyaa’. Gabaygana Burhaanoow Waxa aniga lay baray Inu laba u kala baxo Beeshana u kala yahay: Waxay Biliso igu tidhi: ‘Hadday maanso beer tahay Run […]