Taste
Haddaanad gabayga deelqaafka iyo, dari ka saaraynnin Dalabtiyo haddaan laga midh tirin, diniqa aan muuqan Meeshii dahsoonayd haddaan, lagu daqiiqeeynnin Doogtiyo haddaan lagu lafgurin, dakharradii raagay Darar lagama maaloo tixuu, dufan ma yeeshaane, Aan dareersho caawoo kalaan, daribta saafaaye. Inkastuu darmaan quruxsan iyo, daaddax ugu yeedho Ama uu ammaan deexdo oo, ‘dawlo!' ku yidhaahdo Hadal dhegaha […]